Suuxdin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Miyirbeel lala dhaco. 2. Qallal; sarco. ld suuxdimo, suuxtin.
Suuxdin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Isbeddel shaqo maskaxeed oo lagu yaqaan miyir beel iyo qallal soo noqnoqda oo si kedis ah ku bilowda muddo aad u gaaban socota.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuxdin ↴
dabayl | dhibiib | jidbo | miyirso | qallal | suuxdimo | suuxtin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg