Sarmaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(sarmaan, m.dh) Geedqodax salka u buuran leh oo xabag macaan iyo asal wanaagsan oo wax lagu carariyo leh, xididdadiisana dhigo laga samaysto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarmaan ↴
bucul | cambuul | hobay |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg