Shaandho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Isku qasidda warqadaha turubka laysku qaso. 2. Isku beddelidda la isku beddelo dad jagooyin haya. 3. Qalab wax lagu kala miiro. 4. S. ah: wax daldalool badan leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaandho

fayras |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg