Shanee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

1. Tiro afar ah shan ka dhigid. 2. Ka sh.: cid ka guul helid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shanee

filin | sagaashaneeye | sagaashaneeyo | shanayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg