Sharax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Macnaynta wax la macneeyo. 2. Qurxinta wax la qurxiyo. 3. Cayaar daf, durbaan, sacab iyo jiib leh oo ragga iyo dumarku wada cayaaraan.


Sharax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rxay, -raxday; -rxi)

Wax fasirid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharax

faahfaahi | aragtida kuwaantam | gaxarbe | isku-kaan | isu ekaansho | juqraafi | macnee | midab | nas |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg