Juqraafi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Maaddada sharaxda dhulka dushiisa, muuqalladeeda ay ka mid yihiin kuwa fisikada, cimilada, carrada, maxsuul-lada, ummadaha iwm iyo filiqsanaantooda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga juqraafi

barashada lakabyada dhulka | botani | cilmiga buuraha | cimilada baddadhexe | juqraafiga dabiiciga | juqraafiga dadka | juqraafiga nafleyda | khariidad-borojakhsaneyd | mayl-juqraafi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg