Shillal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.l)1. Dhis qoryo ka samaysan oo korkeeda xoolaha lagu qalo. 2. ld kullan, shillan, shillin. Geed abaareed dheer oo qodxo, qori adag iyo miro macaan oo la cuno leh; dhirta daawada laga sameeyana ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shillal ↴
shillan | shishac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg