Shinni

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Xasharaad afar baal iyo oogo xaadi ku taagtaagantahay leh oo malabka samaysa. 2. Abuur; firi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shinni

gaaggur | laashinnimo | xabagbarsho | awlal | dhaab | dheg | geedgoleed | godo | godshinni | kabar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg