Shiri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Dad badan si ay arrin uga doodaan meel isugu keenid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiri

qaabbil | kaadishirid | baashirid | baraashirix | korshirix | kulan | nashirid | shiraanshirix | shirbid | shirfid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg