Kulan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ammo, m.dh)Isu imaadka dad meel isugu yimaadaan; urur; shir. ld kulanti.
Kulan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(xis.) Urur tirooyin ah oo lagu muujiyo bar ku taalla dulalaati. Bar maguuraan ah oo la yiraahdo unugga iyo xarriiqyo maguuraan ah oo la yiraahdo dhidibbo ayaa tixraac ahaan loo adeeg-sadaa.
Kulan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)Dad meel isugu imaansho ama ku shirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kulan ↴
saab | eedsii | gaalis | jaantus Argrand | laace | oordinayt | absiisa | addin | barnoqod | barooro |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

