Shood

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Weel bir ka samaysan oo badarka iwm lagu beegto, una dhiganta suus barkii (banaadir).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shood

umashood | beeg | beego | camashood | ciishood | daanshood | gabshood | hawshood | huruushood | maashood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg