Dukhuun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-uumo, m.dh)

Dad ama xoolo aad u gaboobay oo tabar dhigay; sirqo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dukhuun


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg