Sixir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Farsamo ku dhisan aqoon qarsoon oo la moodo in ay saamays weyn leedahay oo cid wax lagu yeeli karo; falfal.
Sixir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nooc siilaanyada ka mid ah oo dusha ku leh midabbo.
Sixir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xray, -xirtay; -xri)Cid sixir wax ku yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sixir ↴
faalallow | raadgur | raadqaad | raadqaad | saangan | saangan | saanqaad | saaxir | saaxirad | tacdaaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg