Tacdaaro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. Ku t.: dad badan Alla bari samaysasho. 2. Si wada jir ah wacad u gelid. 3. Sixir furyo samay-sasho. ld tadcaaro, tamcaaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tacdaaro

tacdaarasho | tadcaaro | tamcaaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg