soocmid
(m.f.dh)eeg soocan¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soocmid ↴
go' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
1. Wax meel ka jarmid. 2. Dhimasho. 3. Wax wada jiray qaar, goonni uga soocmid. 4. U g.: niyadda wada siin. 5. Biyo iwm meel ka dhammmaansho. 5. Caano baqid.
kala [qr.fk]
1. Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid. Tus. “Way kala tegeen. Kalluunka yaa kala yaqaan?”. 2. Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho. Tus. “Way kala fiicanyihiin”.
kalasoocmid [m.f.dh]
eeg kalasoocan¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg