Kala
Qaabnaxa: qr.fk Isrogrogga:1. Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid. Tus. “Way kala tegeen. Kalluunka yaa kala yaqaan?”. 2. Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho. Tus. “Way kala fiicanyihiin”.
Kalakics*
Erayga kalakicis wax uu ka yimid ciyaalka xaafada Waana earay Laatiini ah Micnahiisana waxa weeye:
Isii waxan u baahanahay oo jamac ah
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kala ↴
aagga-qabow | ba | eber | u | ubaxley | jaad | baabbaca-caleen | aalad-kabniin | maaddo | raabaraabe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg