Sųg

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Wax imaatinkooda dhawrid.


Sug

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Yaraan; guridambays; cirrannuug.


Sug

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Wax xaqiiqdooda helid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sug

aal | ba | eber sugan | baabba' | xaadir | caafimaaddarro | caafimaadqab | caafimaadqab | caafiyad | nabaaddiino |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg