sukulid
(m.f.dh)

eeg sukul². ld shukulid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sukulid

shukulid [m.f.dh]
ld sukulid

shukuxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Digir tartiib u sukulid.

sumac [m.l]
1. Gumuca xabbadda. 2. Sukulid-da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg