Surwaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Dhar badanaa raggu qaato oo lugaha ilaa dhexda qariya; targal. ld surweel.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga surwaal ↴
bijaamo | dabaggur | surweel |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg