Suuf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Geedgaab ka mid ah dalagga lagu beero dhulalka kulul oo ubax cad iyo miro kulkulucsan oo marka ay bislaadaan dillaaca leh oo uu ka soo baxo walax cad oo dharka laga sameeyo. 2. Duf cad oo geedka suufku dhalo oo dharka laga sameeyo. 3. Dhogorta idaha iwm oo dharka iyo gogosha qaarkeed laga sameeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuf

saalimow | cabbee | cudbi | faylasuuf | fuwo | maraykaan | miiq | sharabaad | shukumaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg