Suuli

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Dhisme yar oo ay gudihiisa ku yaaliin godad lagu saxaroodo laguna kaadsho; musqul.

Suuli

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

S. ah: dhar cudbi ah oo midabyo leh oo dumarku qaato.

Suuli

Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

Wax baabi'in.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuli

daa'in | mahdar | masuuliyad | masuuliyo | musqul | suulin | suulis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg