Suuri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Maryo qurux badan oo dalka Siiriya laga sameeyo.
Suuri
Qaabnaxa: f.g.2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Nafley muddo dheer hurdisiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuri ↴
dooxada rift | saliibiyiin | suurid | suurid | suurin | suuris-jiilaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg