Taariikhee

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-kheeyay, -kheysay)

1. (f.g) Wax taariikh u yeelid. 2. (f.mg) Ka t.: wax ka sheekayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taariikhee

taariikheyn | usduuro | waagii macdanka | degalbaaris | dhaqan | dhaxal | dokumenti | sooyaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg