Tacsi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Hadallo qof laga dhintay loo jeediyo oo lagu samirsiiyo. 2. Lacag loo geeyo qof laga dhintay. 3. Murugo dhawr maalmood loo hayo qof dhintay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tacsi ↴
ooysin | tacsiir | tacsiir | tacsiirid | tacsiyee | tacsiyeyn | baroordiiq | baroordiiq | gogollaab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg