Taf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo, m.l)

1. Maro dacalkeed. 2. Bowdada inteeda hoose.

Taf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

1. Meel aan sallaan loo fuulo lahayn korid. 2. Cid turunturreyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taf

tafaaful | tafaaful | tafaafulid | tafaal | tafaariiq | tafaasiil | tafaawul | tafaawul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg