Tag
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:1. Guur. 2. Nasiib.
Tag
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay; -tegi)1. (f.g) Cid meel aadid. 2. (f.mg) Ka t.: wax dayn ama dhaafid. 3. (f.mg) Kala t.: cid wax kala baxsasho; kala bixid. 4. (f.mg) U t.: u imaansho; la kulmid; nin naag u galmoosho. 5. (f.mg) Ku t.: meel la tagayo gaadiid u raacid; wax la qaatay ka samrid. 6. (f.mg) Ula t.: arrin iwm cid la kaashad. 7. (f.mg) Uga t.: wax cid ku dhaafid. 8. (f.mg.) La t.: qaadasho; wadasho; kaxaysasho; raacid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tag ↴
aakhiro | u | la | faajafaajo | faaltow | laagfaaf | naar | rable | saanqaad | tafaraaruq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg