Tagto
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Waqti la soo dhaafay.
Tagto
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(nax.) Qaab faleed tilmaama ammin tagay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tagto ↴
saanqaad | carragguur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg