Tahan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xoog. 2. Aan waxba lagala harin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tahan

aakhirutahan | aftahan | aftahannimo | ceeriintahan | fatahan | fatahan | geestahanyo | gubtahanyo | hilibtahan | miratahan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg