Taharow
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Soohyada oo adkaada si dadban waxay ka timaaddaa dhaawac buskooday ama raystay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taharow ↴
taharowga halbowlayaasha |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg