Tamar socod
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Summad: Ek. Tamarta ay walaxi ku kasbatay socodka ay ku jirto, le'egna hawsha ay qaban karto, marka walaxda la joojiyo. Waxaa lagu helaa isle'egtan. Ek = 1/2 mv2, taasoo m-ay tahay cufka walaxda; v-ay tahay xawaaraha walaxda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tamar socod ↴
kulgudbin | motoor | saxarka Alfa |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg