tarbiico
(m.dh)

Iin dadku lugaha ku yeeshaan oo jilbuhu dib u riixmaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarbiico

tarbiicso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Si tarbiico leh isu taagid. 2. Derbi in yar isku tiirin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg