Tatab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

1. Joog, dherer. 2. Kobta ay iska galaan bowdada iyo barida.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tatab

cantatab | cantatab | cantatabid | catatab | catatab | catatabid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg