taxalluji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Isku t.: wax helitaankooda ku dadaalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taxalluji ↴
dadaal [m.l]
1. Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh. 2. Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal¹.
dadaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
1. Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho. 2. Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal².
taxallujin [m.f.dh]
eeg taxalluji.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg