Tayda
Qaabnaxa: mu.lh.dh Isrogrogga:(Kuweyga, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Taydu waay caddahay”.
Tayda
Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-tayda)Dibkabe tlmaamaya wax keli ah oo dheddig, kolka qofka lihii sheegayo inuu leeyahay. Tus. “Nin baa hortayda taagan”. ld tay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tayda ↴
taas | kuwayga | tan | tay |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg