Teeda
Qaabnaxa: mu.lh.dh Isrogrogga:(kuweeda, w) Magacuyaal lahaansho oo dhaddig ah oo tilmaamaya wax iyadu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dheddig) ay leedahay. eeg keeda. Tus. “Weyddii halka ay teeda uga tagtay”.
Teeda
Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-teeda)Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyadu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dheddig) ay leedahay. eeg keeda. Tus. “Gacanteeda ayay ku qortay warqaddan”. ld teed³.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga teeda ↴
yac | kuweeda | teed | warriile | weyl |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg