Teed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qoryo gaagaaban oo meel la dhisayo la sii saarsaaro. 2. Ood loo dhigo ugaar si ay u marto meel loogu talaggalay. 3. ld teedin.

Teed

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

ld teedi.

Teed

Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-teed)

ld teeda2.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga teed

yac | dhalanteed | dhalanteed | ilig | kuweeda | leeb | sarab | taxane |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg