tidco
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-caday, -catay)

1. Xarig soohasho. 2. Timo tidcasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tidco

tidcasho [m.f.dh]
eeg tidco.

xarig [m.l]
1. Daliigo xaskul ah ama mayrax ama caw ama xariir ama bir ama wax kale oo inta la isku jebsho tidco, wax lagu xiro ama lagu jiido. 2. Xabsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg