Tidic

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld tidac. T. ah: wax tidcan. 2. ld tidcid.

Tidic

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dcay, -dicaday; -dci)

Dun, xarig, timo iwm hab gaar ah isugu soohid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tidic

rable | tidac | tidcid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg