Tiinna
Qaabnaxa: mu.lh.dh Isrogrogga:(kuwiinna, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin.
Tiinna
Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-tinna)Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Waa la ogaaday sirtiinna”. ld tiin².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiinna ↴
kuwiinna | tiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg