Tiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Geed aan caleemo lahayn oo korkiisa qodxo ku wada rogon; miraha geedkaas. 2. Macdan.

Tiin

Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-tiin)

ld tiinna².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiin

laatiin | waagii macdanka | yatiin | aayatiin | aragtiinka asaasiga ah ee aljebra | aragtiinka asaasiga ee kalkulaska abynan | bakhtiin | baqtiin | borootiin | borotiin-bu'eed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg