Tiiri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax meel ku santeecin. 2. Wax xoojin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiiri

catiirid | catiiris | cuski | daan | dareenwade | fantatiirid | isfantatiirid | santeeci | tarbiicso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg