Tiiro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (xis.) Xagasha ay xarriiqi la sammeyso dhidibka-x. 2. (xis.) Tiirada xarriiq marta baraha (x,y) iyo x2,y2) waa tiirada (y2-y1)/(x2-x1). 3. (xis.) Tiirada xood halkabar B waa tiirada xarriiqda taabtaha ah ee xoodka halka barta B.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiiro

biyodhac | dalcad | dooxo | qodaal buureed | qow-weyn | tiiro-qaaradeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg