Tiisa
Qaabnaxa: mu.lh.dh Isrogrogga:(kuwiisa, w) Magacuyaal lahaansho oo dhaddig ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Nin tiisa haysata tu kale uma daryeelo”.
Tiisa
Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-tiisa)Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Cali beryahan bartiisa lama arkin”. ld ti, tii³, tiis.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiisa ↴
kuwiisa | meelmaag | ti | tii | tiis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg