Neef
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)1. Xoolaha la dhaqdo mid ka mid ah. 2. Faras si gaar ah u tilmaaman. 3. Qof garasho yar.
Neef
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo, m.dh)1. Hawada nafleyda. 2. Qaybaha hawadu u kala baxdo mid ka mid ah sida haydarojiinta, ogsojiinta iwm. 3. Cudur dadka ku dhaca oo neefsashadu dhibto.
Neef
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Wejiga maatarka ee xoogagga isjiidashada ee u dhexeeya saxarrada walaxdu ka koobantahay uu yaryaryahay. Saxarradaasu waxay leeyihiin xorriyad dhadhaqaaq, sidaas awgeedna neefuhu ma laha qaab iyo mug go'an midna.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga neef ↴
aadaan | aadaan | aadiraac | ebinefiriin | ibagujo | maaddo | oggol | raabiya | daabax | daabbad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg