Tirada dadka
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-oyin, ml.)1. Ikoolajii ahaan, koox isku sinji ah oo meel ku wada nool. 2. Tirada wadarta sinjiyo ama bah kale oo noole ah oo ku nool meel la yaqaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tirada dadka ↴
cufnaanta tirada dadka | hiddo-barasho tirada dadka | ikooloji | tiro-dhimasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg