Duqsi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Cayayaan, duula, laba baal iyo lix addin leh, meelaha wasakhada ka dhasha oo ka qayb qaata faafinta cudurrada. ld daqsi, diqsi, tixsi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duqsi

arday | cayayaan | daqsi | dhuuryaan | diqsi | soor | tixsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg