Tolan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-anno, m.dh)Liilan dheer oo saamaha laga jeexo oo kabaha lagu tolo. ld tolon.
Tolan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)Wax la tolay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tolan ↴
abjad | biid | dallaayad | diric | funaanad | harqaaman | jeeb | khamiis | qobtolan | qolqol |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg