Toobe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Geed ka soo baxa jirrid dhulka hoostiisa ah, ka dibna bannaanka u soo baxa, isaga oo ka soo baxaya meel ka durugsan jirriddii hore. Waxa suurto gal ah inuu xidid la baxo oo uu geed goonniya noqdo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toobe

footoobeegid | gaawe | xantoobee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg