Toore
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)1. Waddo yar oo xooluhu bixiyeen. 2. Raad xoolo badan oo is daba socda sameeyaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toore ↴
bastooreyn | tooratoore | toorayn | tooree |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg