Toos
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (fk) T. u soco: qalqallooc iyo leexleexad la'aan u soco. 2. ld toosid.
Toos
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)1. Nafley hurdo ka kicid. 2. Wax aan qalqalooc lahayn noqosho. 3. Qalad, wanaag ku beddelid.
Tooshka iga daa*
Dadka ha igu so jeedin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Toosh*
Aalad batari ku shaqeysa oo wax lagu iftiimiyo.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toos ↴
aaddi | qaabbil | baadi | baadiyaysan | edbi | kaaftoon | laace | raawis | ugaxlay | xagal furan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg